Wikimedia Foundation
Appearance
Wikimedia Foundation waa asaas aan faa'iido doon ahayn oo Mareykan ah. Xaruntooda ugu weyn waxay ku taal San Francisco, Mareykanka. Aasaaska waxa uu wadaa mashruucyo badan fikradda Wiki iyo software MediaWiki. Wikipedia waa kan ugu caansan.
| Aasaasay | Juun 20, 2003; 22 sano ka hor |
|---|---|
| Nooca | 501(c)(3), urur u adeega bulshada |
| Focus | Bilaash, lacag la'aan, barnaamijyo ku salaysan internetka |
| Meesha |
|
Area served | Caalamka oo dhan |
| Nidaam | Wikipedia, WikiQaamuus, wikisource, Wikibooks, Wikisource, Wikimedia Commons, Wikispecies, Wikinews, Wikiversity, Wikidata, Wikivoyage, Wikimedia Incubator, Meta-Wiki |
Dadka sare | Christophe Henner, gudoomiye sare[1] Katherine Maher, Executive Director |
Dhaqaale | |
| Isticmaalka |
|
| Website | wikimediafoundation.org |
Goobaha kale waxaa ka mid ah Wiktionary, Wikiquote, Wikisource, Wikinews, Wikibooks, Wikiversity, Wikimedia Commons, Wikifunctions, Wikidata, Wikivoyage iyo Meta-Wiki. Mu'asasadu waxay maamushaa Wikis kale oo aad ugu dhow hawlaha Mu'asasada lafteeda. Waxaa ka mid ah Wikimedia Foundation wiki, MediaWiki wiki, Wikipedia Test, Wikimedia Incubator, Bugzilla, iyo wikimania wiki.
Sidoo kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Cbrown1023. "Board of Trustees". Wikimedia Foundation. Retrieved July 22, 2015.
{{cite web}}: CS1 maint: numeric names: authors list (link)