Axad
Appearance
| Todobaadka |
| Sabti |
| Axad |
| Isniin |
| Talaado |
| Arbaco |
| Khamiis |
| Jimco |
Axad waa maalinta labaad ee Todobaadka, waxayna u dhaxaysaa Sabtiga iyo Isniinta.
axad waxay dhicana istandharka ISO 8601 ka tahay maalinta todobaad ee usbuuca. Kalandarka gaalada waxay u tahay maalin fasax ah oo aanan la shaqynin
luqada Ingiriiska waxaa lagu yiraahdaa Sunday, mida Finnishakana Sunnuntai.