Wikipedia:Ereygaaban
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Wikipedia:Shortcut)
Ereygaaban (Af Ingiriis : Shortcut)
| Kani waa bog macluumaad Ma aha mid ka mid ah siyaasadaha ama tilmaamaha Wikipedia laakiin waxay ku talo jirtaa inay qeexdo dhinac yada xeerarka Wikipedia caadooyinka farsamada ama dhaqamada Waxa laga yaabaa inay ka turjunto heerar kala duwan oo la isku raacsan yahay iyo hubinta |
waa bog sii toosin ah kaasi oo u samaysan nidaam gaaban oo loogu talo galay in akhristayaashu ku ogaadaan qoraalkan bogaga iyo maqaalada kale eela xidhiidha. Jidka gaaban ee Wikipedia waa hab degdeg ah oo lagu tago Qaybta:Wikimedia, tilmaamaha iyo boggaga mashruuca. Waxay ku tusin santuuqyada dhanka midig ee boggaga ay tagaan. Waxaad ku qori kartaa sanduuqa Go ee dhanka bidix ee bogga si aad si sahal ah ugu gaadho.
Asal ahaan, jid-gaabni waa bog dib-u-dejin ah halkaasoo cinwaanka bogga uu yahay muddo gaaban oo inta badan la isticmaalo.